Cabdiweli Gaas oo Iska Fogeeyay Inuu Lunsaday Dhaqaalihii Heshiiska Dekeda Boosaaso

Garoowe (Hargeisa Press) - Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, Abdiweli Cali Gaas, ayaa iska fogeeyay inuu lunsaday dhaqaalihii ku baxay heshiiskii dekeda Boosaaso...

Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Milateriga Somaliland oo Lagu Dilay Degmada Lughaya

Lughaya (Hargeisa Press)- Wararka ka naga soo gaadhaya deegaanka Lughaya ayaa sheegaya in xalay askari ka tirsanaa ciidamada Somaliland toogasho lagu dilay, xilli uu...

Xisbiyada oo Laga Sugayo Inay Go’aan Ka Gaadhaan Jadwalka Komiishanka Ee Doorashada oo Ah...

Hargeisa (Hargeisa Press) – Sabtidii shalay waxa mar kale kulan yeeshay Komiishanka Doorashooyinka Somaliland iyo xubnaha Xisbiyada u qaabilsan la shaqaynta Komiishanka. Kulankan oo daba...

Xukuumada oo Ka Hadashay Mucaawino Ay Gaysay Degmada Salaxley oo La Sheegay In La...

Hargeisa (Hargeisa Press) — Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay mucaawino ay gaadhsiisay degmada Salaxley oo la sheegay in dadka deegaanku gubeen. Agaasimaha guud ee Wasaarada gaadiidka...

Dacwada Xukuumada Somaliland U Haysato Mulkiilaha Astaan Tv oo Weji Kale Yeelatay iyo Taliyeyaasha...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Dacwadii ay xukuumadda Somaliland u haysatay mulkiilaha Astaan Tv ayaa waxaa uu yeeshay waji kale oo aan laga filayn, kadib markii...

Odayaal iyo Waxgarad Muqdisho Jooga oo Baaq Culus U Diray Madaxweynaha Somaliland

Muqdisho (Hargeisa Press)- Xubno ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Odayaasha magaalada Muqdisho ayaa  fariin culus u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Madax-dhaqameedka iyo Odayaasha...

Somaliland oo Si Weyn U Taageertay Heshiiskii Dhexmaray Israa’iil iyo Imaaraadka

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Soamliland ayaa si weyn u taageertay heshiiskii dhexmaray Israa'iill iyo Imaaraadka Carabta. Somaliland ayaa ku biirtay Jarmalka, Masar, Baxrayn, Cumaan, Boqortooyada...

Hay’adda Shaqaalaha Somaliland oo Shaacisay Inay Bilaabayso Hubinta Shaqaalaha Dowladda Ee Rasmiga Ah

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland ayaa shaaciyey in dib u qiimeyn lagu sameyn doono shaqaalaha dowladda ee laba sanno ka hor...

Khuburada Masar iyo Warbaahinta Dalkaasi oo Ka Hadlay Shakiga Itoobiya Ee Saldhiga Milateri Ee...

Qaahira (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Khuburrada iyo Warbaahinta Masaarida ayaa ka hadlay dareenka shakiga ah ee dowladda Itoobiya ka muujisay Saldhig Millateri...

Somaliland: 3 Sano iyo 40 Jeedal oo Lagu Xukumayo Qofka Isticmaala Maandooriyaha

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaanada golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha. Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa...

Latest News