Koomiishanka Doorashooyinka oo Kala Diray Shaqaalihii Ka Hawlgeli Lahaa Wejigii Labaad Ee Diwaangelinta Codbixiyeyaasha

Borama (Hargeisa Press) – Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii ka shaqayn lahaa wejigii labaad ee lagu xoojinaayo diwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka...

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Jabuuti Kaga Qayb Galay Munaasibada Maalinta Naafada Aduunka

Djibouti (HP): Wasiirka biyaha Somaliland ayaa magaaladda Jabuuti kaga qayb galay xaflad loo sameeyay dadka naafadda ah. Waxaana ka wayb galka xafladaasi wasiirka ku wehelinayay...

Xafiiska Bixinta Liisamadda Gawaadhiga Laascaanood Oo Xadhiga laga jaray

Laascaanood (HP): Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo jidadka Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska Mishiinka bixinta Liisamadda gaadiidka ee magaaladda Laascaanood. ...

Shil Gaadhi oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Dowga Sheekh

Sheekh (Hargeisa Press) – Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay, Afar kalena waxaa ka soo gaadhay dhaawac, kaddib markii shil ka dhashay laba...

Gobolka Geeska Afrika oo U Muuqda Inuu Dagaal Qabow Ka Socdo iyo Dareen La’aanta...

Hargeisa (Hargeisa Press) – Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda inuu ka bilaabmay wax u eeg Dagaal qabow, ka dib dagaalkii ay Itoobiya ku...

Xaflada Shaacinta Murashaxnimada Daa’uud Foodcade oo Lagu Qabtay Hargeysa

Hargeisa (Hargeisa Press) – Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay  Murashaxnimada Siyaasi Daa'uud Xuseen Jaamac (Daa’uud  Food-cadde) oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa maanta...
Madaxweyne Biixi iyo Farmaajo

Farmaajo oo Qaaday Tallaabo Uu Madaxweynaha Somaliland Hore Ugaga Digay Soomaaliya iyo Beesha Caalamka

“Cidna naguma matasho badda cas, Dawladaha yidhi Badda cas waxaanu u samaynaynaa Ciidan difaaca ee 8 Dawladood ah waxaanu Cod dheer ugu sheegaynaa..” Madaxweyne...

Sarkaal CIA-da Mareykanka Ka Tirsan oo Soomaaliya Lagu Dilay

Muqdisho (Hargeisa Press) – Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilka sarkaal ka tirsanaa C.I.A-da Mareykanka oo  ku dhintay howlgal ka dhan...

Dowladda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Ergayga Soomaaliya U Magacowday Geeska Afrika, Badda...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay jawaab adag ka bixisay Ergayga Soomaaliya u magacowday Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed, Yuusuf...

Madaxweyne Ku Xigeenka oo Xadhiga Ka Jaray ASSOD Hotel

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaar ASSOD Hotel oo ah Hotel Cusub...

Latest News