Xarunta Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Togdheer Oo La Dhagax Dhigay

0
Burco (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda xanaanadda xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland ayaa dhagax dhigtay xarunta ay wasaaradaasi ku yeelanayso gobolka Togdheer. Taasoo dhismaheedda kharashka ku baxaya...

Tartanka Hal Abuurka Tignoolajiyadda Oo Laga Qabanayo Somaliland

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa shaacisay in la qabanayo tartanka hal abuurka Tignoolajiyadda. Wasiir isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda oo maanta shir jaraa'id ku...

Berbera: Badeecaddo Dhacay Oo La Gubay

0
Berbera (HP): Haayadda Dhswrista Tayada badeecadaha Somaliland ayaa magaaladda Berbera ku gubtay sharaab dhacay. Waxaana gubista agabkaasi dhaafay taariikhdii la isticmaali lahaa gubay xafiiska haayadda...

“Waxay u kala baxeen qolo doonaysa in ay boobto iyo koox garatay in”…

0
Hargaysa (HP): Siyaasi Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa dhaliilay muranka ka taagan hanaanka loo qabanayo doorashooyinka dalka Soomaaliya. Waxaanu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Xulka Kunbadda Cagta Baahiyaha Gaarka ah Qaba

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qaabilay kooxda kubbadda cagta ee xaga maqalka ama dhegoolayaasha oo ka soo jeedda gobolka Awdal. Kuwaas oo...

Gabiley: Qoysas Danyar ah Oo Raashin loo Qaybiyay

0
Gabiley (Hargeisa Press): Qoysas dan yar ah oo ku nool magaaladda Gabiley ayaa maanta loo qaybiyay raashin kala duwan. Qoysaskaasi oo tiradoodu dhamayd boqol qoys...

Wasiirka Beeraha Oo Qalab U Qaybiyay Beerralayda Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta u qaybiyay beeralayda gobolka Sanaag agabka beeraha lagu qoto. Axmed Muumin Seed, oo safar shaqo ku jooga...

Somaliland: Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Kharashaad Aan Ku Jirin Miisaaniyadii 2019-ka

0
Hargaysa (HP):Golaha Wakiilladda Somaliland ayaa maanta ansixiyey dakhliga iyo kharashaadka dheeraadka ah ee aan ku jirin xeerkii miisaaniyadda ee la ansixiyey. Fadhigan oo uu shirgudoominayey...

Ruushka Oo Ka Hadlay Wadahadaladda Somaliland iyo Soomaaliya

0
Mosco (HP): Toddobaadkii hore ayey ahayd markii Wakiilka joogtada ah ee Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay uu ka hadlay in la soo celiyo wada...

Tacadiya Ka Dhanka Ah Caruurta iyo Haweenka Oo Hargaysa Laga Xusay

0
Hargaysa (HP): Waxaa bishan December ku jira 16 maalmood oo loo asteeyay in lagu wacyigeliyo bulshadda tacadiyadda ka dhanka ah Caruurta iyo Haweenka. Munaaasibad arrintaasi...