Ciidanka Badda Hindiya oo gacanta ku dhigay 35 Burcad-baddeed Soomaali ah

0
NEW DELHI–Komaandooska Ciiddanka Badda ee dalka Hindiya ayaa ku dhawaaqay inay Hawlgal qaatay muddo 40 Saacadood ku soo furteen Markabka Xamuulka ee MV Ruen...

Gargaarkii ugu horreyay dhinaca dhulka oo gaadhay waqooyiga Gaza

0
Kolonyadii ugu horreysay oo gargaar sida ayaa xalay gaaray waqooyiga Gaza, xilli ay ka sii dareyso xaaladda nololeed ee dadka halkaasi ku nool. Kolonyada gargarka...

Somaliland oo Maxkamadda Adduunka Horgaysnaysa Dawcad Sharci oo la Xidhiidha Aqoonsiga dalka

0
Paris,(HargeisaPress) Xukuumadda Somaliland ayaa Maxkamadda Aduunka horgaynaysa dacwad sharci oo la xidhiidha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland oo in muddo ah halgan ugu jirtay sidii ay...

Maayarka Caasimada Oo ka Hadlay Hooyo Gaadhi Dawlada Hoose Jiidhay, Sheegayna In Ay Cadaalad...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Maayarka Caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa ka hadlay hooyo maalintii shalay uu jiidhay gaadhi ay leedahay dowlada hoose ee hargaysa Sidoo kale maayar mooge...

Beesha Caalamka oo Baaq ka soo Saartay Doorashooyinka Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Waddamada Ingiriiska, Denmark, Finland, Norway iyo Sweden, ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dhammaystirka xeerarka doorashooyinka Somaliland. War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen dalalka beesha...

Shirkadaha Oomaar Iyo Daa,uus Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Ganacsi ee u dhexeeyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Shirkadaha Daa,uus iyo Oomaar Company ayaa heshiis ka gaadhay cabasho ka timid daa,uus oo uu sheegay in ay soo dajiyeen xaafada nuna oo...

Wadaado Somaliland Ah Oo Mag Dhan Boqol Geel Ah Ka Bixiyay Wiil Masri Ah...

0
“Dadku macdanta ay ka sameysan yihiin, gobanimadooda iyo dunta ay yihiin waxa lagu gartaa marka ay dhibaato dhacdo…. Hargeysa(HargeisaPress)–Guddi culimo samafalayaal reer Somaliland ah ayaa...

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Shaaciyay Curashada Bisha Ramadaan

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudida la socodka curashada bisha ramadaan ayaa si rasmi ah caawa ushaaciyay in bisha ramadaan islamarkaana maalinta...

Madaxwaynaha JSL Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis ku Sameeyay Qaarkamid ah Golihiisa Wasiirada

0
Wareegtooyin Madaxweyne.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo dunida oo...