Burcadbadeeda Soomaalida oo sii daayay markab uu ka babanaayay calanka Bangladesh

0
Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab sitay calanka Bangladesh iyo 23-shaqaale ah oo la socday, kaddib markii sida la sheegay madaxfurasho laga qaatay. Markabkan oo...

Israa’iil ma weerar jawaab ah ayay qorsheyneysaa kadib gantaalihii Iran ee xalay hurdada u...

0
Inkasta oo milatariga Israa'iil ay sheegeen in 99% gantaalihii lagu soo tuuray iyo diyaaradihii aan duuliyaha lahayn ee Iran la qabtay iyaga oo aan...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Looggu Sameeyay Marxuum Muj...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib  Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku...

Somaliland oo sheegtay in dastuurka cusub ee Soomaaliya aanu khusayn

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dastuurka cusub ee maanta uu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay aanu khusaynin deegaanadeeda. Wasiirka Warfaafinta Cali Xasan Maxamed 'Cali Mareexaan', oo waraysi...
Dekeda Berbera

Warbixin Isbarbar-dhig Ku Samaysay Dekedaha Berbera iyo Muqdisho

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Is barbar-dhig lagu sameeyay dakadaha Berbera iyo Muqdisho oo ay sameeyeen khubaro caalami ahi, ayaa lagu ogaaday in Dekedda Berberi ay...

Dhacdo Naxdinle: Ilma Yar Oo Sedex Cisho La Raadiyay Iyo Halka Laga Helay Maydkiisa

0
Gabiley, Ilmayar oo shan sano jiray islamarkaana ku lumay deegaanka daarima ee waqooyiga gobolka gabiley ayaa raacdo dheer kadib oo qaadatay mudo sedex cisho...

Mareykanka oo Aqoonsaday Shahaadada Dugsiyada Sarre Ee Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Aadan Camash Buuxane, ayaa waxaa uu sheegay in Shahaadada Dugsiga sare ee Somaliland loo...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda SDF

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa waxaa uu maanta Xafiiskiisa kullan kula qaatay Madax ka socotay...

Hargeysa: Diyaarado isku dhici gaadhay mar labaad

0
Hargeysa–Habeenimadii Axaddii March 24 2024, abbaaro 12:43 Afrikada Bari , ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Emirate Airways oo duulimaadkeedu ahaa UAE722 kuna duulaysay joog...

Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group oo dhiirigaliyay ganacsiga iyo shaqo abuurka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Mohamed siciid Duale ayaa dhiirigaliyay ganacsiga iyo shaqo abuurka. Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale Ayaa ka qayb galay...