Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Khudbad Qiiro Gelisay Bulshada ka Jeediyay Beerta Xorriyadda Hargeysa +...

“Shacabka Somaliland waxaan ukala doorta horumar iyo dib u dhac, kala doorta koonfur oo inagu qososha iyo inaynu diidno waxay doonayso….kala doorta qarrannimadeena iyo...

Shirkadda DAHABSHIIL oo Bilaash ka Dhigtay Lacagaha Loo Diro Dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkadda  Xawaaladda   Dahabshiil, ayaa bilaash ka dhigtay  khidmada lacagaha loo dirayo dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay qaraxii Muqdisho ka dhacay  14-kii Bishii...

Shirkadda DP World Oo Berbera Ka Hirgelinaysa Suuq Caalamiya Oo Ganacsiga Xorta Ee Geeska...

“Waxaanu Ku Faraxsanahay Fursadaha Horumarineed Ee Aanu Somaliland Ka Wadno Iyada Oo Aanu Ka Wada Shaqayn Doono Dawladda Soo Socota Ee Somaliland” Maamulaha guud ee ...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabay Badalka Wasiirkii Dhawaan Iska Casilay Xukuuamddiisa Ee Shaqada Iyo Arrimaha...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa is casilaadii ka aqbalay wasiirkii Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, isla markaana xilkaasi u...
video

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gobolada Dalka U Kala Diray Qalabkii Doorashada Madaxtooyada Lagu...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa gobolada dalka waxay u kala direen qalabkii lagu gali lahaa doorashada madaxttooyada Somaliland. https://youtu.be/PylLmSEdH7Y

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Khudbad Shacabku u Riyaaqay ka Jeediyey Ceerigaabo

Ceerigaabo , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad aad u qiimo badan oo shacabku u riyaaqeen...
video

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Kaadhadh Tiro Badan Oo Sifo Sharci Darro...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay kaadhadh tiro badan oo sifo sharci daro ah looga iibsanayay dadkii lahaa. https://youtu.be/KxapErdGQUg

Xisbiga KULMIYE oo Wacdaro aan hore loo Arag ku soo Bandhigay Magaalada Ceerigaabo Maalinta...

Ceerigaabo , (HargeisaPress) — Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa wacdaro aan hore loo arag oo ka turjumaya baaxadda taageerayaashaashiisa Gobolka Sanaag ku soo...
video

Koomishanka Dorashooyinka Qaranka Oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Kaadhadhka Codbixinta Ee La Iibsanayo...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa qaraar adag kasoo saaray Kaadhadhka codbixinta ee la iibsanayo,waxaana ay fariinn adag u direen saddexda xisbi...

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo Hay’ad Samafal ku Dhawaaqay + SAWIRRO

CHICAGO —Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa dhawaan ka furay magaalada Chicago ee xarunta gobolka Illinois, shirweynihii ugu horreeyay ee uu hoggaamiyo kadib markii...

Latest News