Tirada Kiisaska Covid-19 Ee Somaliland oo Korodhay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Somaliland waxaa aad u kordhay dadka u geeriyoonaya xanuunka Covid-19 ee dunida aafeeyay, iyadoo meelaha ugu daran ee xanuunkani ku...

New York Times oo Qoray Warbixin Kashiftay Siro U Qarsoonaa Farmaajo

Washington (Hargeisa Press) – Wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka, ayaa warbixin xasaasi ah ka qoray siro badan oo u...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Culimada Dalka

Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira la yeeshay culimaa’uddiinka kala duwan ee...

Mid Kamid Ah Libaaxyadii Warancade oo Baxsaday iyo Laba Qof oo Uu Dhaawacay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wararka hada na soo gaadhaya ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhawayd uu baxsaday mid ka mid ah Libaaxyadii Siyaasi Cali...

Madaxweyne Biixi oo Kormeeray Biriij-yada Cusub Ee Laga Hirgelinayo Dooxyada U Dhexeeya Hargeysa iyo...

Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka soo guryo noqday safar shaqo oo uu ku tegay magaalada Berbera ee xarunta...

Dowladda Sacuudiga oo Xidhaysa Sideed Iskuul oo Turkish Ah

Riyadh (Hargeisa Press) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa lagu wadaa inay xidho sideed iskuul oo Turkish ah, marka uu dhammaado sanad dugsiyeedkan, waxaa sidaas...

Itoobiyaanka Ku Nool Somaliland oo Gaadhi Ambalaas Ah Ugu Deeqay Ciidanka Difaaca Itoobiya

Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool Somaliland ayaa maanta ugu deeqay gaadhi Ambalaas ah Ciidanka Difaaca Qaranka ee Itoobiya...

Faysal Cali Waraabe oo Dalbaday In Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Somaliland Ee La Shaqeeya...

Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa hadlay isbedelka Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya gaar ahaan...
Biixi iyo Farmaajo

Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo

Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha cakiran ee dhanka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, Barakicinta...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Gaadhay Berbera, Xadhiggana Ka Jaray Mashaariico Kala Duwan

Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Madaxweynaha...

Latest News