Hargeysa: Hooyo Foosiya Gaabo oo Lagu Qalay Ilmihii Toddobaad ee ay Dhasho + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress) —Hooyo Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) oo ah gabadh ka mid ah dadka ugu gaagaaban Somaliland oo ah danyar ku nool dawirsiga suuqyada...
video

Gudoomiyihii Sarriflayaasha Somaliland oo Saldhiga Hargeysa Ku Dhex Geeriyooday Xalay iyo Wiil Uu Dhalay...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Caydaruus Cabdilaahi Cali oo ah wiilka uu dhalay alla haw naxariistee gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland Cabdilaahi Cali Barre oo saaka ku dhex geeriyooday saldhiga...

Xukuumadda Siilaanyo Oo Xabsiga u taxabatay Sheekhul Baladkii Hargeysa

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay Sheikh Mohamed Sheikh ibraahin  Sheikh Madar,Sheekhul Baladka Hargeysa, ka dib markii sida la sheegay...

Gabadh kasoo jeeda Gobolka Gabilay oo Wacdaro ku dhigtay Barnaamijka Man saharal almalyun

Gabadh kasoo jeeda Gobolka Gabilay oo Wacdaro ku dhigtay Barnaamijka Man saharal almalyun. Gabadh kasoo jeeda Gobolka gabilay Zahra Hussein Amir ayaa ka qayb gashay...

DAAWO SAWIRADA Waxyaabaha Sixirka Ah Ee Gurigooda Laga Soo Gurey Qoyskii Dhawaan Dhibaatadu Ku...

Burco,(HargeisaPress) —Iyada oo ay dhawaan ahayd kadib markii ay qoys ku nool magaalada Burco ay la kulmeen arrin ka yaabisay culimada iyo bulshada magaalada...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Maanso ALLE bari Ah Ku Sharaxay Baaxadda Abaaraha

HARGEISA , (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mid ah foolaadka da’yarta suugaanta hibadda weyn ALLE u siiyay, ayaa soo saaray...

Xildhibaan ka mid ah gollaha guurtida Xildhibaan Sh Cumar Sh Ahmed furre oo xanuun...

Hargeisapress-Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada gollaha guurtida Xildhiban sh cumar sh ahmed furre oo ahaa xildhibaanadii qarankan dhidibada u taagan, wuxuu qayb wayn ka...

Guddida Doorashada Somaliland Oo Soo Bandhigay Natiijada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Dadka...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga komishanka qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday tirada dadka guud...

Shirkada Dhismaha Guryaha Ee Bare Construction Ayaa Xafiis Cusub Kafuratay Magalada London

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka xidhiidhka golayaasha Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil ayaa Xadhiga ka jaray Xafiis Cusub oo Shirkada Dhismaha Ee Barre Construction Furatay Magaalada...
video

Daawo: Warbixin Ku saabsan Horumarka Ka Hirgalay Maxkamada Gobalka Maroodi jeex

Hargeysa (HargeisaPress) —Warbixin Ku saabsan Horumarka Ka Hirgalay Maxkamada Gobalka Maroodi jeex ee uu hormuudka ka yahay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar...

Latest News