Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland oo Da’yarta u Sharxay Waxay Dowladnimadu Tahay

“Dowladnimadu waa masuuliyad wadareed ka samaysan iskaashi bulsho oo ku salaysan maamul, waarayn iyo kala dambayn sharci” Hargeysa,(HargeisaPress)— Wasiirka Horumarinta Biyaha ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland...

Maareeyaha cusub ee Madbacadda Qaranka oo Xilka kala wareegay Maareeyihii hore & Hadallada laga...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyaha cusub ee Madaxweynuhu u magacaabay Madbacadda Qaranka Somaliland Maxamuud Raage Maxamed, ayaa maanta xilka kala wareegay Maareeyihii hore ee Madbacadda Siciid...
video

Wasaaradda Gaadiidka Oo qabatay Kulan lagu Lafa Gurayo Xeerka Nabad Galyada Wadooyinka Somaliland

Hargeysa , (HargeisaPress) — Kulan laba cisho socon doona  oo lagu lafa gurayo wax ka badalka iyo kaabista xeerka nabad galyada wadooyinka Somaliland, Xeer...

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo lagu wareejiyey Shixnad Gaadiidka Badda ah

Berbera, (HargeisaPress) –Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa lagu wareejiyey saddex doonyood oo ah nooca dheereeya ee loogu talogalay howl-galada Badda oo ay dawladda Sweden...

ETHOPIA ma u bahaan tahay somaliland?

  ETHOPIA ma u bahaan tahay somaliland? Siyaasada cusub ee dawlada eithopia kuna wajahan dawlada somaliland . Is bedel ka cusub ee dhawaan ka dhacay wadan ka...
video

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Sibidh Ah Ugu Deeqday Dhismaha Dayrka Dugsiga New Gabiley

Gabiley (HargeisaPress) —Maamlka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta deeq sibidh ah oo loogu tala galay dhismaha dayrka New Gabley kala wareegtay...
video

Daawo: Chief Caaqil Ka Hadlay Dhul Muran ka taagan Yahay Oo Ku Yaala Gabiley+Fariina...

Gabiley, (HargeisaPress) – Chief Caaqil  Maxamed Cige Geele (gaydh) ayaa si adag uga Hadlay Dhul Muran ka taagan Yahay Oo Ku Yaala Gabiley+Fariina Udiray...

Xaqiiqdii la xaqirayay rubuc qarniga oo maanta aduunku il gaar ah ku eegayo

Hargaysa- Hargeisapress Somaliland waxay iskeed u dhisatay dawlad iyo dal dhal oo burburay,waxay kasoo bilawday xaalad qadhaadh oo qasan,ilaahay wuxuu garansiiyay garaad toosan oo...

Maayirka Abdirahman soltelco Xildhibaano,Agaasimayaal casuumad u fidiyay Suldaanka ugu tunka wayn Saladiinta Somalida Ethopia...

Hargaysa-(Hargiesapress) Maayirka Abdirahman soltelco Xildhibaano,Agaasimayaal casuumad u fidiyay Suldaanka ugu tunka wayn Saladiinta Somalida Ethopia & Somalilandba Suldan Muxiyadiin suldaan odowa, Maayar Abdirahman soltelco...

Arday u dhashay Somaliland oo warbaahinta carabta kasoo muuqday oo xoog u difaacay Madaxbanaanida...

Hargaysa-(Hargeisapress) Arday u dhashay Somaliland oo warbaahinta carabta kasoo muuqday oo xoog u difaacay Madaxbanaanida Jamhuuriyada wuxuu si bisil ugu adkaystay dadka reer somaliland...

Latest News