Gudoomiyaha Jaaliyadda Holland oo Safar Shaqo ku tagay Somaliland oo ka Warbixiyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Gudoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee dalka Holland mudane Maxamuud Cabdalle Digaale oo booqasho ku yimi Somaliland ayaa intii ku sugnaa wadanka waxa uu la kulmay...

Col Caare Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Jabhadii Uu Hogaaminayay Iyo Fariinta Uu udiray Taliye...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) - Col Caare iyo jabhadii uu hogaaminayay ayaa soo gaadhay duleedka magaalada ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Col caare ayaa xukuumada Somaliland si...

Somaliland oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xasuusta Dadka ku Waxyeeloobay Shilalka Waddooyinka...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Maalinta Caalamiga ah ee xasuusta dadka kuwaxyeeloobay shilalka waddooyinka oo sannad walba la qabto taariikhdu marka ay tahay 17 November, ayaa si...

Falanqayn: Maxa keenay in jabhadii Cawaale ka tanaasusho go’aankeedii hore ??

0
Afar arrimood  ayaa sabab u ah in jabhadii dhowaan lagu dhowaaqay  la soo afjaro: Gobolka Awdal waxaa gobolkii aqoonta iyo ilbaxnimadda Somalidda, waxaana lagu...

Somaliland oo Bogaadisay Dib u Doorashada Ra’iisul-wasaaraha Canada

0
Toronto,(HargeisaPress)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa bogaadiyey Ra’iisul-wasaaraha Canada, Justin Trudeau oo ku guulaystay doorashooyinkii toddobaaadkan ka qabsoomay dalkaas. Madaxweyne Ku-xigeenka...

Go’aamo Laga Soo Saaray Shir Beeleed Laba Bilood Ka Socday Hobyo

0
Hobyo (Hargeisa Press.com): Waxaa maanta magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug lagu soo gebagabeeyay shir muddo laba bilood ah halkaas uga socday mid ka...

Xafiisyadii Isku Xidhi Jiray Somaliland Iyo Dunida Inteeda Kale Ee Ka Furnaa Berbera Oo...

0
Berbera,(HargeisaPress) — Gabi ahaanba waxa saaka albaabada loo xidhay xafiisyada Wakiilada Markiibta Koonteenarada Xambaara ee berbera ee loo yaqaanay (Shipping lines) oo ah shirkado...

Wasiirka Gaadiidka Somaliland Oo Furay Dugsi Loogu Tallogalay Derawaliinta Dawladda

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay dugsi waxbarasho oo loogu talogalay inay aqoon...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Marxuum Cabdilaahi Xaaji Jaamac Cali...

0
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), isagoo ku hadlaya...

Wefti Ka Socda UK Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay  wefti ka socday dawladda Ingiriiska oo booqasho laba maalmoodda...