Xoghaya Kaambaynka west of England ee X.kulmiye Mohamed Abdi Bbc oo dalka kusoo foodleh

Hargaysa-Hargeisapress Xoghaya Kaambaynka west london ee kulmiye Mohamed Abdi Bbc iyo xubno muhiim ah oo kasoo bixi doona dalka ingiriiska oo kusoo beegan maalinta arbacada...
video

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Gaadiid Loogu Talo Galay Ololaha Xisbiga KULMIYE Ku Wareejiyay...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa gaadiid loogu talo galay ololaha KULMIYE ku wareejiyey gudoomiyayaasha degmooyin hoos yimaada gobolka Hawd. https://youtu.be/T7oSrSoHZb8

Salaadiinta Ugaasyada Cuqaasha Dhalinyarta Beesha Akisho oo Codkeeduu dhawaaq dheer ku sheegay inay siiyeen...

Salaadiinta Ugaasyada Cuqaasha Dhalinyarta Beesha Akisho oo Codkeeduu dhawaaq dheer ku sheegay inay siiyeen Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi https://youtu.be/p6vhSz1rPWE Suldaan Abshir xasan "codka akisho...

Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka...

Gabilay(hargeisapress) Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka daanyaale waxay ducadani kulmisay cuqaasha somaliland iyo ethopia ee beeshani...
video

Daawo Bulshada Reer Hargeysa Oo Soo Dhawayn Mug iyo Miisaan Culus Saaka Ku Qaabishay...

Bulshada Reer Hargeysa Oo Soo Dhawayn Mug iyo Miisaan Culus Saaka Ku Qaabishay Wafti Uu Hogaaminaayey  Gudoomiye Cirro Oo Socdaal Ugu Maqnaa Gobolada Bariga https://youtu.be/aFtS_Q03HlY
video

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Faah-faahin Ka...

Hargeysa (HargeisaPress) — Xubno ka tirsan guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag,waxaana ay guddigani faahfaahin...

Wasaradda Maliyadda Oo Lacagtii Ka Dhinayd Qab-soomida Dorashoyinka Ku Warejisay Komishanka

Hargeysa(HP)-Wasaradda Maliyadda JSL ayaa Lacagtii dorashoyinka ku warejisay Komishanka   https://youtu.be/fkxD7ah6n1k

Maayarka Berbera Oo Boob Cad Ku Dhistay Qaybo Ka Mida Dulcariish Hotel +Wasaarada Arimaha...

Berbera(HargeisaPress)-Maayarka magaalada Berbera C/shakuur Cidin  ayaa faasaxay qaybo ka mida dhulka Hotelka Qadiimka ah ee Dul-cariish oo ah bogcad mudo ka badan nus qarni...
video

Daawo Agaasimaha Fulinta Dab-demiska Oo Ka Hadlay Aasaaska Ciidanka Dab-demiska Magaalada Burco.

Burco(HP)-Agaasimaha Fulinta Dab-demiska Qaranka Md. C/qaadir Cumar Xaashi ayaa warbixiyey  Aasaaska Ciidanka Dab-demiska Magaalada Burco.Isagoo isla maraasina ka waramay marxaladihii kala duwanaa ee uu...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka...

Latest News