Akhriso Midhaha Heeso Cusub Oo Uu Sameeyay Mujaahid Cabdi Madoobe

Hees Cusub Gabadh yahay kalgacalkii goysaye nasiibkaa gudubtaye ayaankaa anigana gilgiladkay sida aan gantaalaha caashaqa iskagaguro hadaad garatay caynkaa gabagabadii sheekada anawaan gudoon saday...

HEES CUSUB: HANTAAKHI CAASHAQA By: Cabdi Madoobe

HargeisaPress — HEESTAN WAXA LAYIDHA HANITAAKHI CAASHAQA LAXAMKU WAA. .M.M.CIGE. SIDO KAL MISIGA WAXAA.' A.M.JAAMAC.'@ naftan aad naruuriyo ad.utahay nasteexee nasan wayday awgaa haw...

Haweenay Samaysay Barnaamij Telefoon oo Lagu Quudinayo Darbi-jiif Gaadhaya Ilaa 600 Kun Qof

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gabadh u dhalatay magaalada California ee dalka Maraykanka, ayaa ikhtiracday barnaamij (app) telefoonka ah, taasoo ay ku caawisay 600,000 (lix boqol...

Guddida Doorashada Oo La Dhaariyay iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dardaarmay

Hargeysa, (HargeisaPress) —  Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa maanta Madaxweynaha ku hor dhaariyay 7-da xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ka...

Bridging Investment Gap in Somaliland Email: growth@guulgroup.com Website: www.guulgroup.com

Wakiillada Qaramada Midoobay iyo AU-da ee Somalia oo Walaac ka Muujiyay Xaalada Somalia

MUQDISHO, (HargeisaPress) — Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay iyo danjiraha Midowga Afrika iyo AMISOM ee Somalia, Maman S. Sidikou oo uga...

XAYEYSIIN (SHAQOOYINKA KA BANNAAAN DAWLADA HOOSE EE DEGMADA GABILEY)

Maamulka Dawlada hoose ee Degmada Gabiley oo dardar galinaya hawlaha  horumarinta adeeg bixinta bulshada. waxay Dawlada hoose  qaadanaysaa shaqaale dhan 5 xubnood, kuwaasi oo...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Saddex Maalmood Kadib Wareejintii Dekedda Berbera, Dhaqan Gelisay Cashuur 100%...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa Saddex maalmood uun ka dib markii ay shirkadda DP World si rasmi ah ugu wareejisay maamulka dekedda magaalada Berbera,...

HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO

HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...

Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka...

Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn...

Latest News