Maxaad Kala Socotaa Tobobbarayaashii Ugu Wakhtiga Dheeraa Ee Layliya Hal Koox?

HargeisaPress —Qormadeenan ayaanu kusoo qaadan doonaa kuna xusi doonaa tobobarayaashii abid ugu wakhtiga dheeraa ee soo layliya hal koox. Liiskeenan ayaana ku sheegi doonaa...

Messi Oo Iskuul U Dhisay Carruurta Suuriya

HargeisaPress —Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka mid noqday dadka u dambqaday carruurta dagaallada Suuriya ka dileen rajada iyo nolosha ee ay qaar...

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo looma maxkamadeyn doono eedihii kufsiga

Xiddiga kubadda cagta Cristiano Ronaldo ayaanan wax dacwad ah lagu soo oogi doonin kaddib markii lagu eedeeyay inuu galay tacaddiyo galmo, dacwad oogayaasha Mareykanka...

10-Ka Shaqsi Ee Isbooriga Noocyadiisa Kala Duwan Ugu Dakhliga Badan Adduunka Sanadkan 2019 Oo...

HargeisaPress– Majaladda Forbes ee caanka ku ah arrimaha dhaqaalaha sidoo kale soo saarta daraasado iyo qiimeyn joogta ah ayaa si rasmi ah u shaacisay...

Bernabeu: Zidane Oo Rejaddii 1-aad Ee Guusha Ku Riday Realmadrid

Kooxda Real Madrid ayaa guul muhiim ah garoonkeeda Santiago Bernabeu kaga gaadhay Celta Vigo oo marti u ahayd kulankii ugu horreeyay ee tan iyo...

Isku Aadka Wareega Group-yada Ee Champions League oo Berri La Qabanayo

Hargeisa (Hargeisa Press)- Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa la qabanayaa berri oo Khamiis ah iyadoo caawa ay dhameystirmeen 32da kooxood ee loo...

Daawo Muuqaal: Laacibiinta ku Loolamaya Abaal-marinta Goolka Quruxda Badan Champions League oo la Baahiyay

HargeisaPress — UEFA ayaa shaacisay liiska lix laacib oo ku loolami doona abaal-marinta Puskas ee ciyaartoyga Champions League ka dhaliyay goolka ugu quruxda badan,...

Maxamed Saalax Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Sannadka Ee Qaaradda Afrika

HargeisaPress – Ciyaaryahanka u dhashay dalka Masar, una ciyaaro kooxda Liverpool Maxamed Saalax, ayaa markii labaad loogu codeeyey inuu noqdo ciyaaryahanka qaaradda Afrika ee...

Dawladda Ingiriiska oo Dabada ka Riixaysa Sharci Taageerayaasha u Suurto-gelinaya Aayo ka Tashiga Kooxohooda

HargeisaPress — Dawladda Ingiriiska, ayaa dabada ka riixaysa sharci taageerayaasha kooxaha kala duwan ee horyaalka u ogolaanaya inay door weyn ku yeeshaan go’aan ka...

Dalladda SONYO Oo Agab ciyaareed ugu Deeqday Dhalinyarada Gobolka Sanaag

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa Guddonsiisay Wasaaradda Ciyaaraha Agab Ciyaartooy oo loogu Talo galay gobalada Sanaag Gaar ahaan Magaalooyinka Ceerigaabo,Badhan,Ceel-afweyn iyo...

Latest News