Ayew brothers help Ghana reach semis, Egypt edge Morocco

PORT GENTIL, Gabon (Reuters) - Brothers Jordan and Andre Ayew scored as Ghana beat a spirited Democratic Republic of Congo 2-1 in Oyem to...

Cristiano Ronaldo oo Noqday Laacibka Real Madrid ugu Safashada Badan Xilli-ciyaareedkan iyo Warar kale

HargeisaPress — Cristiano Ronaldo, ayaa noqday laacibka keliya ee joogtada uga qaybgalay kulamada Real Madrid xilli-ciyaareedkan yeelatay, taasoo ka caawisay inuu dhaliyo inta badan...

Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

Istanbul (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga. Kooxda Manchester City, ayaa...

Goolhayaha Kooxda Chelsea ee amar diiddada sameeyay oo ganaax la dul dhigay

Gool hayaha kooxda Chelsea Kepa Arrizabalaga ayaa lagu ganaaxay in aan la siinin mushaar hal isbuuc ah, taasoo ciqaab u ah amar diiddadii uu...

Akhriste ma Ogtahay in aanay Real Madrid Weligeed Ciyaar Rasmi ah ka Badin Liverpool

HargeisaPress — Real Madrid, ayaa Arbacada u duulaysa Ingiriiska halkaasoo ay kula ciyaari doonto Liverpool kulan ka tirsan Champions League, iyadoo rabta inay markii...

Xulka Germany oo taariikh Cusub dhigay kuna Guuleystay Koobka Adduunka + SAWIRRO

Maracanã, (HargeisaPress) — Xulka Jarmalka ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Yurub ka dhisan ee Koob Adduun ku qaada qaraada Latin Amerika ka dib...

Koobka Qaramada Afrika oo Maanta ka furmaya dalka Masar

HargeisaPress — Maalinta berri ah ee jimcaha, waxaa bilaaban doona koobka Qaramada Afrika, waxaana lagu daahfuri doonaa kooxaha Qaramada Masar iyo Zimbabwe oo xulalkoodu...

Taliye Taani oo Abaalmariyey Orodyahannada Kooxda Gaashaan oo Toban Koob Hantiyay

Hargeysa (HargeisaPress)– Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani, ayaa abaalmariyey kuna qaabilay Miiska Sarakiisha Oradyahano ka tirsan kooxda Gaashaan oo ku...

Tababare Jose Mourinho Oo Caawa laga Eryay Shaqadii Kooxda Chelsea iyadoo lagu beddelay...

HargeisaPress — Maamulka Sare ee Kooxda Chelsea oo Britain ka dhisan ayaa si rasmi ah maanta shaqadii uga eryay tababare Jose Mourinho, kaddib kooxda...

Shabakada Ciyaaraha Spain Ee Marca Oo Shaacisay Abaal-marinta Sanadlaha Ah Ee Horyaalka Spain

MADRID, (HargeisaPress) —Shabakada ciyaaraha wadanka Spain ee Marca ayaa shaacisay abaal marinta sanadlaha ah taas Oo Sanad kasta sameysa cod bixin loogu talo galay...

Latest News