Guddidii Go’aaminaysay Wakhtiga Kulanka EL-CLASSICO Laga Dhigayo oo Go’aan Gaadhay

0
Madrid (Hargeisa Press)- Guddidii tartanka horyaalka La Liga ee loo xilsaaray inay shaaciyaan wakhtiga sida rasmiga ah dib loogu dhigayo kulanka ugu xiisaha badan...

Maxaa Lagu Haystaa Ciyaartoyda Turkiga Ee isree-reebka Qaramada Yurub?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xidhiidhka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub ee magaciisa loo soo gaabiyo Uefa ayaa baadhitaan ku sameyn doona salaan milatari oo ay bixiyeen...

Mo Farah: Wax Khalad Ah Ma Sameyn

0
Chicago (Hargeisa Press)- Orodyahanka Mo Farah ayaa ku adkeysanaya inaanu sameyn wax khalad ah, xilli su`aalo laga weydiinayo tababarihiisii hore ee xayiraadda lagu soo...

Hordhaca Kulanka Caawa Ee Chelsea vs Liverpool

0
London (Hargeisa Press)- Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa caawa iskaga hor imanaya kulan aad u adag oo ay ka tirsan koobka Horyaal Premier League. Chelsea...

Waa in Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ay u hogaan samaan Xeer-nidaamiyaha loo dejiyey

0
Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland oo ahaa 217 dugsi ayaa haatan gaadhay 315 Dugsi ku waas oo isugu jira kuwo Sare/ hoose iyo...

Isku Aadka Wareega Group-yada Ee Champions League oo Berri La Qabanayo

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa la qabanayaa berri oo Khamiis ah iyadoo caawa ay dhameystirmeen 32da kooxood ee loo...

Barcelona iyo PSG oo Kulan Ka Yeeshay Arrinta Neymar

0
Paris (Hargeisa Press)- Mas'uuliyiinta labada kooxood ee kala ah Paris St-Germain iyo Barcelona ayaa markii ugu horreysay kulmay, si ay uga wada hadlaan la...

Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Degmooyinka Hargaysa Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xidhiidhka ciyaraha Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga uu bilaabmayo tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargaysa. Waxaana tartankaasi sanadkan maalgelinaya telefishanka ASTAAM...

Lionel Messi oo Muddo 3-bilood Ah Laga Ganaaxay Kubadda Cagta Ee Caalamiga Ah

0
Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka...

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo looma maxkamadeyn doono eedihii kufsiga

0
Xiddiga kubadda cagta Cristiano Ronaldo ayaanan wax dacwad ah lagu soo oogi doonin kaddib markii lagu eedeeyay inuu galay tacaddiyo galmo, dacwad oogayaasha Mareykanka...