Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

HargeisaPress —Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa...

Isku Aadka Champions League Wareeggiisa 16-ka la sameeyey

HargeisaPress —Isku Aadka Tartanka Champions League ee wareegga 16-ka ayaa lagu dhawaaqay halkaas oo ay isku beegmeen kooxo waaweyn. Real Madrid oo koobka haysata ayaa...

Maxamed Salaax oo ku guuleystay ciyaaryahanka sanadka Afrika ee BBC

Ka dib markii taageerayal kala duwan ay codeeyeen, Maxamed Salaax oo u ciyaara Liverpool ayaa ka guuleystay ciyaaryahannada kala ah Pierre-Emerick Aubameyang oo Gabon...
video

Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haayadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan...

Dhaqaale Xumo Soo Food Saartay Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland+Xaruntii Guud Ee Xidhiidhka Ciyaaraha...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhaqaale xumo xoog leh ayaa soo food saartay wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland kadib markii wasiiradda Maaliyaddu ka jartay kharashaad badan oo...

Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah...

Nuxurka Waftigii Aanu Ku Tagnay Dalka Djibouti & Kulamaddii Aanu La Yeelanay Madaxweyne Geele...

Djibouti, (HargeisaPress) —Wafti ka koobnaa 6 Wasiir oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kala ahaa Wasiiradda Waxbarashadda...

Chelsea oo Markii Shanaad ku guulaysatay Koobka Premier Leaque-ga + SAWIRRO

HargeisaPress —Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa ku guulaystay koobka horyaalka Premier leaque-ga kadib markii xili danbe 1:0 ku soo garaacday kooxda West Brom, waxaana...

Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa oo Maalinta Berrito la Ciyaari...

HargeisaPress — Iyada oo Tartanka kooxaha kubadda cagta heerka koowaad ee caasimadda oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyay si qurux baddan oo habsamiya uga...

Latest News