Dhallinyaro Mustaqbalkiinu Horumarka Dalka Ayuu Ku Xidhan Yahay

Taariikhdu waxay ina baraysaa in horumar iyo isbeddel kasta oo dunida soo maray ay dhallinyaradu udub-dhexaad u ahayd. Xilligan aan ku jirnana mustaqbalka dal...

WhatsApp oo Billaabaya Hab Cusub oo Dad-badan Ay Isku Wici Karaan

Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xidhiidhaan ay todobaadkan soo bandhigi...

Dastuurka ayaa Bayaamiyay Mashruuca Sharci E Ay Isku Gudbiyeen Baarlamaanka Somaliland

Qodobka 78aad ee Dastuurka oo bayaamiyay hanaanka Mashruuc-sharci ee ay isku gudbiyaan Golaha Guurtida Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha. ...

Safarka Madaxweynaha iyo Siraha Ku Qarsoon

Safar u muuqda xaqiiqo raadin iyo indho-indhayn siyaasadeed ayuu madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ku marayaa gobolada dalka kaasi oo uu ka soo bilaabay cidhifka galbeed...

Eekeeyeyaasha Farshaxa-nnimada Leh Ee Ku Jira Heesta (HA-U-NOQON-COD-BAAHIYE)

Hal-abuurnimadu waa hanaan ku dhisan farshaxannimo uu Abwaanku ku ibo-furo, oo ku weelleeyo inay is waafaqaan hummaag-yada  sawirraada dhacdooyinka kala duwan leh iyo inuu...

Mahadsanid Prof. Saleebaan

Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland. Waxaa soo...

Soomaalidu Ma Isla Akhriday Faalladda Ganacsade Ismaaciil iyo Link-ga Warbixinta Uu Faallada Ka Dhiibayo?

Ilama aha, sidii lagu yaqaannay bay share-ta la boobeen iyaga oo qiimaynaya qofka qoraalku ka yimi, cidda mawduuca lagu daadefaynayo oo ay necebyihiin, dhibaatada...

Somaliland: Swift political settlement is the only way forward

Constitutional acts, relevant terms and charters have repeatedly been used and abused since Somaliland voted for her constitution in 2001. The rule of law...

“Maskaxda daciifka ahi duruufaha soo kordha dhib ayay u aqoonsataa…”

Somaliland laga soo bilaabo May 1995 oo uu Madaxweyne Cigaal laba jeer kordhistay muddo xileedkiii la doortay. 2015-kii markii laba sano ayuu korodhsaday...

Yaa lagu mudaharaadayaa?

"Waxaan ahay hooyo danyar ah, salaadda subax ayaan suuqa tagaa, si nabad ahna waan u soo carraabaa Fiidkii. Kaligay ma aha ee kumanaan rag iyo...

Latest News