Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad ay ku soo Dhaweeyeen Jaaliyadda reer Somalialnd...

0
Dubai , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo...

Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeeyaa!

0
Colaadda cusub ee dhexmartay  qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromadu waa arrin u baahan in aan la fududaysan ee degdeg loo xalliyo. Sababta oo ah labadan...

HOGAANKA MAANTA IYO CODKA SHACABKA

0
  Waxay ahayd dhacdo aan la qiimayn Karin intii daawatay baa markhaatiya dadka agtaagan dareenkan lamay qabin sawirka u muuqday ayaa ahaa mid kali ku...

IRMAANTEENII BERBERA MIYAA OODA LOO ROGAY ? Qallinkii: Muhamed Dhimbiil

0
BERBERA waa bugcad Alle swt ku manaystay dalka Jamhuuriyada somaliland oo ku taala meel deked laga sameeyo meeshii ugu haboonayd, waxa ay ku taala...

SAWIRO Laga Qaaday Lammaaneyaal Ka Mid Ahaa Dadkii Sannadkan Xajayey Oo Taabtay Shucuurta Malaayiin...

0
MAKKA, (HargeisaPress) —Sawirqaade Raa’id Lixyaani marna ma’ uu filayn in sawir uu ka qaaday dusha sare ee xaramka Makah uu noqon doono sawirka ugu...

Dawladda Ingiriiska Oo Balan Qaaday Inay Soo Dirayso 60 Goob-Jooge Oo Culus Oo Kormeera...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay 60 ergay oo xoogan oo caalami ah u soo diri doonto doorashada madaxtooyada Somaliland si ay...

Solla Calls Political Parties To Respect Their Code Of Conduct.

0
Hargeisa, (HargeisaPress) —With the Promotion of Somaliland Constitutions, democratic process, and rule of law, Somaliland Lawyers Association never remains silent from the non-observance of...

Xisbiga UCID Oo Dhaliilihii Ugu Adkaa Usoo Jeediyey Xisbiga KULMIYE,Kuna Eedeeyey Inay Olole Cad...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga UCID ayaa dhaliilihii ugu adkaa waxay u jeediyeen xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,iyaga oo sheegay inay xisbiga KULMIYE olole cad ka...

WAR-MURTIYEEDKA Kal-Fadhiga 33aad Ee Golaha Sare Ee Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kal-fadhigii 33aad ee Golaha Sare ee Dalladda Heer Qaran ee urrurada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka...

Daawo: Marwo Filsan “Muusow Reer Gabiley anaga ayaa kaaga Filan “

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Marwo Filsan Xuseen Khaliif oo ka mida haweenka ka soo jeeda Gobolka Gabiley ayaa sheegtay inay haween ahaan ka go’antahay inay...