Jidh Dil Loo Gaystay Dhalinyaradii Reer Somaliland Ee Ku Xidhnaa Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Somaliland, ayaa booqday Dhallinyaradii Somaliland ka soo jeeday ee ku xidhannaa magaalada...

Jabuuti iyo Itoobiya oo Heshiis Kala Saxeexday

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya, ayaa ku heshiiyey inay kordhiyaan iskaashigooda ku aaddan isdhaafsiga macluumaadka socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha labada dhinac. Agaasimaha Guud...

Maxay Ka Wadahadleen Guddida Doorashooyinka iyo Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasaddu?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maata kulan xafiiskooda kula qaatay Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka. Kulankaas, ayaa waxay...

Golaha Guurtida oo Baaq Kasoo Saaray Dagaal-beeleed Ka Dhacay Gobolka Sanaag

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay baaq culus ka soo saareen dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Xiis ee waqooyiga gobolka Sanaag. Golaha...

London: Kulan Dhexmaray Wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo Hay’ddaha Ka Shaqeeya Caafimaadka

0
London (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr: Maxamed Cabdi Xergeeye iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Cayimay Wakhtiga Qabsoomida Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Xisbiyada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka Madaxtooyada iyo ta Xisbiyada...

Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-murtiyeed Kasoo Baxay Dalalka G7

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay war murtiyeed laga soo saaray shirkii dalalka G7. Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyay Xilliga La-Galayo Doorashada Madaxweynaha iyo Ururada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay goorta la qabanayo Doorashada Madaxweynaha iyo ta Ururada Siyaasada, taas oo ay muddo...

Qodobada Halista Ah Ee Ku Jira Heshiiskii Soomaaliya La Gashay Imaaraadka

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Xiisad xooggan, ayaa ka taagan Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen heshiiska iskaashiga milateri ee ay la gashay Imaaraadka...

Madaxweynaha Somaliland oo $1 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Dhismaha-Dekedda Lughaya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qadar lacageed oo dhan hal Milyan oo Dollar ugu deeqay dhismaha Dekeda Lughaya, oo...