At least 3 hurt as bomb explodes near aid office in Somalia

0
MOGADISHU, Somalia (AP) — Somali police say at least three people are wounded after a bomb attached to their vehicle exploded near the office...

Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Imaaraadka u gudbisay Qaramada Midoobey

0
HARGEISA —Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Abuukar Daahir Cismaan ayaa khudbad uu u jeediyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, wuxuuna Dacwad ka dhan ah...

Somaliland Waxay Jabisay Darbigii Ka Hortaagnaa Maal-Qabeenada Khaliijka Carabta!

0
HARGEISA —Jamhuuriyadda Somaliland, 27 Sannadood kadib markii ay dib ula soo noqotay madax-bannaanideedii waxay ku guulaysatay inay abuurto jawi soo jiidanaya maalgashiga caalamiga ah,...

Heshiiska Dekeda Berbera Oo Somaliland Ku Soo Jeediyay Warbaahinta Caalamka

0
Dubai (HargeisaPress) —Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhawaan dalka UAE ku dhex maray Somaliland, DP world iyo Itoobiya ee ku saabsan dekedda Berbera, ayaa...

Hay’adda Shaqada iyo shaqaalaha Somaliland oo Tirokoobkii shaqaalaha ka Bilowday Gobolka Saaxil

0
Berbera, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Saaxil ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo...

HAMBALYO MEHER: Cabdillaahi Axmed Hassan Iyo Mumtaz Mustafe oo Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa...

0
HargeisaPress —Maamulka Shirkada Seed Company, Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Hambalyo oo...

Hay’adda Shaqaalaha Oo Gobolka Awdal Ka Bilawday Tiro-Koobka Iyo Tayeynta Shaqalaha Dawladda Iyo...

0
Borama, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Awdal ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo...

TALLO KU SOCOTA MAYORKA CAASIMADA IYO KUWA MAGAALOOYINKA KALE EE DALKA

0
Marka aad dalka ku marto socod waxa aad galaysaa kolba magaalo ama tuulo, sida aad u soo socoto ayuun baad galaysaa magaaladii waynayd ee...

Masuul Iska Casiley Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiye ku xigeenkii hay’adda dhawrista tayada somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh ayaa si rasmi ah u shaacisay inay iska casishay xilkaas...

Xildhibaano Reer Awdal Ah Oo Madaxweynaha U Diray Farriin Ku Saabsan Saami Qaybsiga

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good iyo Xildhibaan Xasan Muuse Hufane, oo ah ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ee ka soo jeeda...