Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim...

IINNA LILAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJACUUN,naf walba way dhadhamin geerida goor ay noqotaba,waxan halkan tacsi uga diraynaa geerida ku timid Ganacsade Ibraahim Cabdi Kaahin...

Xilka qaranku meherad laga taajiro maaha, waa madal loogu adeego ummada. Qalinkii: Maxamed Sidiiq...

Masuul sabool ahaa, oo qoyskoguna dhaqaale lagu xanto iyo xoolo dhaxala aan lahayn adduun buuran iyo hayn uu daaro dhaadheer ku binaysto lahayn. Markuu...

Faaqidaad: Doonta Yaa Naakhuude Ka Ah Samaale, Xirsi, Kijaandhe Iyo Maxamed Biixi?

HargeisaPress — Had iyo jeer isbedelada siyaasiga ah iyo kuwa Milateri marka dal ama hoggaan maamul haya lasoo dersaan, waxa ay horseedaan laba dariiq midkood, Kow...

GORFAYN: Doorka Qurba joogga Somaliland: Siyaasada, dhaqaalaha iyo musuq maasuqa: Q4aad

Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan dibbaddaha? Doorka qurba joogga ee musuq maasuqa, tahriibka iyo qabyaaladda? Doorkii...

Hambalyo Meher: Mahdi Muxumed Ciise Iyo Ayaan Maxamuud Aadan

Aabbo Muxumed Ciise Qalinle,Hooyo Safiya, Abtiyo Axmed Cali Dable, Abtiyo Cabdi Cali Dable,  Cabdiraxmaan Axmed Cali, Xamda Axmed Cali,  Muna Muxumed Ciise iyo Odeygeeda,...

Sirta Dhabta ah Ee Xisbiga Kulmiye Ku Jirta iyo Dhinacyada Is-haya. By: Maxamed...

Waxa aynu wada ognahay in xisiga Kulmiye uu soo maray mar xalado badan oo dhawr jeer oo hore uu soo qabsaday shirar kala duwan...

IRAN’S NUCLEAR DEAL AND THE MIDDLE EAST POLITICS

The Islamic Republic of Iran is the largest country in the Middle East in population wise, the second biggest country in a land area,...

Yusuf Garaad: Iridda Keliya ee Gegida Dayaaradaha ee Muqdisho

Haddii aad rabto in aad garato sida aan uga guran nahay curinta ra’yi ama wax cusub oo aan hore u jirin si ay noloshu...

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha kulmiye

Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska, qaraabada iyo asxaabta, gaar ahaan Amb. Cumar Xaaji...

Talo Ku Socota Jamacadaha Siyaasadda Somaliland Iyo Siyaasiyiinta Ka Qallin-jabiyay

Mahad-naqa IILAAHAY iyo Saliga Rasuulka kadib, Somaliland ma laha Jaamacad ama Mac’had lagu barto culuunta Siyaasadda (Political Science), laakiin waxa bedelkooga galay xisbiyadda dalka ka...

Latest News