Hambalyo Meher: Siciid Cabdi Xadhigle & Raxma Cali Muxumed + SAWIRRO

HargeisaPress —Cabdiraxmaan almis Akram Rashiid Cabdi Khadar Aadan Abokor Siddiiq Maxamed Burmad Xasan Dhuxul Laab-saalax C/laahi Xasan Ganey Marwaan Sulub Cabdi Maxamed Ismaaciil Xandule...
video

DAAWO: Wasaaradada Qorsheynta Qaranka Somaliland OO soo bandhigtey Xog ururin

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasaaradada Qorsheynta Qaranka Somaliland ayaa soo bandhigtey Xog ururin laga sameyey fursadaha Raga Dumarka ka helaan Gudaha Dalka iyo Doorka Ay uga Qaadan...
video

Deeqo Afro oo Raali Galin ka bixisay heestii Ay Dhawaan soo saartay

Fanaanada Deeq AFRO Oo Ka hadashey Heestii ay Soo Saartey Ee Anshaxa Xumeyd Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya. https://youtu.be/DoogGBEBjhk  

HIBADII QARNIGA: (Cabdilaahi Dhoodaan) Qalinka: Axmed Cisman Batuun

Maxaad ka xasuusataa, maxaadse ugu abaal gudi lahayd qof raad wayn ku leh mareegta dhaqanka iyo afka ee degaanka aad ku abuurantahay oo geeriyooday...

Tibor Nagy oo Qaramada Midoobay Ugu Baaqay In Somaliland Laga Qaado Afti

Washington (Hargeisa Press) – Kaaliyihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Maraykanka ee Arrimaha Afrika Tibor Nagy, ayaa ugu baaqay Qarammada Midoobay in Somaliland...

DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM AMBASADOOR CABDILLAAHI...

L-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka xaaskiisa Amal Cumar Carte iyo ka reer Cabdi Carwos waxa uu tacsi...

Ururka SOLJO mawada metelaa saxaafada Somaliland?? by abdirashid osman

Dhamaan waxaan salaamayaa bulshada somaliland meel kasta oo ay caalamka ka joogto ,waxaanan u rajaynayaa sanadkaa sanadkiisa inay ku gaadhaan barwaaqo iyo bash bash...

Xisbiga WADDANI oo Maanta Xaflad Soo Dhaweyn ah Ku Qaabilay Siyaasiyiin iyo Haldoor Ku...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xaflad aad u bilan oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal ku bahoobay Wax-garadka Badbaado Qaran...

Ururka Qareenada Oo Hambalyo u dirayaa Shacabka Somaliland, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxwayanaha Cusub

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka Qareenada wuxuu hambalyo, ammaan u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo shacabka Somaliland sidii quruxda badnayd ee ay uga qayb qaateen...

Walxaha Aan La Aqoonsan Ee Samada Duula

Walxaha aan la aqoonsan ee samada duula (UFOs: unidentified flying objects) weligeedba sooyaalka dadku waa sheegi jirey, waxa se ay caan noqotay kadib dagaalkii...

Latest News