Somaliland: Rubuc Qarni Dhugasho Mudan (Feb. 1991kii–Feb. 2016ka)! Qalinkii: Mustafe Suleymaan Cilmi,

0
Hal-qabsi: Guddoon dhacey waa nacas ninkii gaar u faashadey, Guri ba’ay waa cadow ninkii raarta sii korey, Guushaada waa lala jiraa ee gees ha ka ahaan, Gobanimo waa...

Ma Gees oo kale! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

0
Ma dhawayn wakhtigaan bartay oo waxa I baray qalinkiisa. Ma dhawayn wakhtiga aan warbaahinta ka maqli jiray magaciisa. Dhawr iyo toban sanno ka hor,...

Hambalyo Meher: Carraale Maxamuud Jaamac iyo Hodan Axmed Maxamed + SAWIRRO

0
HargeisaPress —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

Ma Aqoon Baydaan u laheyn!!!!! W/Q:Ilyas Abdi Ali

0
Anderson Cooper waa suxufi maraykan ah oo dhashay sanadkii 1967 waxaa waxbarashada ku qaatay magaalada Newyork, waa soo saaraha barnaamij ka baxa TVga CBS.   Suxufigani...

Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Soo Saaray Bayaan Uu Kaga Hadlayo Musharaxnimada Jamaal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxamed Aadan Dubad (Gacayte) oo ah sarkaal ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlayo Sharcinimada...

Maalinta Xornimadda Saxaafaddu Macno Nooce Ah Ayay U leedahay SAXAFIGA? Qalinkii: Mustafe Adam

0
Maanta waa maalinta golaha guud ee Qaramada midoobay ay u aqoonsadeen maalinta xornimada saxaafadda adduunka “World Press Freedom Day.” Adduunkana meel walba waa laga...

Faysal Wuu Riyoodee, Hadmuu Soo Rogaal Calin…! Mohamed Gacayte

0
Nin dariiq xarriiqdaa Garan kara dayowdee Dhidarkii ku kacay danab Doc kastaaba waw toos.   Axsaabta siyaasada Somaliland waa Xisbiyo Qaran, waa Hanti Qaran oo aanu qof kaligii sheegan...

UCID Waa Hooyadi Ubadkeedi Qubtay !!! Qaarna Dhalaysa ! Qaar Kalena Jaarka O Kurinaysa...

0
HargeisaPress —Waxaa Ayaan Darro Ah Inaga O Maanta Doorasha Xalaal Ah Sugayna Dhinacna Laga Gunaanadayo Demoqraadiyadi Somaliland !! Laba Isma Qabata Ah Waa Diiwan...

Maxaa Iska Badalay Wasaarada Madaxtooyada Xirsi Dabadii ? Muxuuse Ku Soo Kordhiyay Wasiir...

0
Mudo lix bilooda ayaa laga joogaa markii ay iska casileen raxan Wasiiro ahi  xukuumada Madaxwayne Siiraanyo  iyadoo iscasilaadani  ahayd dhacdo ugub ah  oo ku...

Golaha murtida Iyo madadaalada Muqdisho maxuu ahaa? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0
Suugaanta Soomaaliyeed waa astaan qofkasta oo Soomaali ah ku dhejisan , isagu ha isku garto amaba bulshada kale ee in uun Soomaali aqoon u...