Heshiiska Dekkada Berbera waa Billad aan boqor lahayn ! Qallinkii: Samia Muse

Helsinki —Heshiiska deggada Berbera oo wali aan dhuuxa loo dhaadhicin ayaa maalmahan dhan bulsha weynta Somaliland mashqool ku tahay !   Runtii heshiiska deggada Berbera waano wada...

Heshiiska Casriyeynta Dekeda Berbera kuma hakanayo hagardaamada cadowgiisa, hadii Ilaah Yidhaahdo! Maxamuud Cali...

Salaanta islaamka ka dib, waxaan jeclahay Inaan warbixin kooban ka qoro siday ku bilaabmatay iyo sababaha keenay inuu yeesho cadow badan markii uu soo...

Xidigaha Geeska maxaa u dan ah? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Qormadan  waxaan u qoray laba sababood  waa ta hore’e  waxaan markhaati ka ahay adiguna akhrista laga yaabaa inaad ila qirsantahay doorka faneed ee  ay...

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Ma Xildhibaan Golaha DeegaankaTogdheer ahbaa Mise Waa Odaydhaqameed...

Su’aashan waxaan jecelahay in ay iiga jawaabto xukuumada u magacaabatay in uu wasiirka hawlaha guud uu noqdo waayo waxaa ayaandaro wayn ah in uu...

Gefkii laga galay wiilkii Gabooye : Waxa Qoray Cumar Seerbiya

HargeisaPress —Saw ma jirto waxbaaha qaar aanayd jeclaysan  inaad adigu ahayd qofkii ogaa  marar badana saw isma  tidhaahdid  naftaada ku qanci inayna waxba ka...

Siyaasiyiinta Gooni U Socodka Ah Iyo Mucaaradka Aragtida Gaaban Ma Shaashayn Karaan Guulaha Geedi...

Hargeysa, (HargeisaPress) —RUN IYO RAAD RAAC: Waa  dhambaal  culus oo ku jihaysan Siyaasiyiinta u tafo xaytay  in ay shaasheeyaan guulaha Xukuumada Madaxwayne Siiraanyo ka...

Gobollada Bari xabbad uma baahnee xal siyaasadeedbay u baahanyihiin !

Gobolka Sool  waa gobol ka mida deegaanka Somaliland oo ay ku dhaqan yihiin bulsho dhaqan iyo dhaqaale wadaag ay yihiin dhammaan deegaanada kale ee...

Xasuuqii Siyaad iyo Xaalufinta Silaanyo!

Ummadan ku dhaqan boqcadan qaaliga ah ee carada Somaliland , waxay soo martay 50 kii sanno ee u dambeeyey mashaakilaad dhinacyo badan leh waxaa...

HOOBAANTA NOLOSHA!!!!! W/Q: Maxamuud Carab Cabdi (Sabuub)

Hoobaanta nolusha waa natiijada ka dhalataya dabeecada dhafan iyo Dhaqamada kala duwan ee ay xanbaarsantahay naftu taas oo inta badan kasoo fulla dareen taban...

Hoggaamiye Iimaan qaba !

"Waxaan Dunidan Imid anigoon waxba haysan, waxaanan ka tegayaa anigoon waxba hayn Marka Maxaa Igu Kallifaya inaan tuug wax xada noqdo" Halku dhigan waxa...

Latest News