Madashii Haldoorka Bulshada Kulmisay + SAWIRRO

Goobtu waa huteelka maamuus ee caasimadda hargaysa,waxa madasha buux dhaafiyay,siyaasiyiin miisaan culus ku leh gobolka geeska africa,madax dhaqameed isugu jira,salaadiin,boqorro,iyo cuqaal,saraakiisha ciidamada qaarkood,masuuliyiin ka...

Geeluna tawaawaca kolka biyaha loo tubo ways tibaax yaqaanaa Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed...

Bulshadeena bari ilaa galbeed (Saylac ilaa Lascaanod) yar iyo wayn hadafka  nololeed ee horumarka aqoonta iyo isku filnaanshiyaha shakhsiga ah ee maal iyo caqliba...

Dhambaal Ku Socda Shaqsiyaadka U Tafo Xaytay Shaashaynta Horomarka Muuqda Iyo Guulaha Uu Qaranka...

Dhambaal Ku Socda Shaqsiyaadka U Tafo Xaytay Shaashaynta Horomarka Muuqda Iyo Guulaha Uu Qaranka U Soo Hooyay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi RUN IYO...

Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah ! Qalinkii: Axmed Cismaan Batuun (Q.4-aad)

Waxaad soo aragteen sida ay dugsiyada waxbarashada ee gaarka loo leeyahay u marin habaabiyeen tacliinta dalka,iyo sida ay u bililiqaysteen macalimiinta,ardayda,iyo waxyaalaha ay ku...

Dhalinyarada iyo hogaaminta dalka Qallinkii: Mukhtar Cabdi Cilmi

Tan iyo markii somaliland ku dhawaqday la soo noqoshadedii qaranimada somaliland  bishii may 1991, somaliland waxay ku talaabsasaty horumar aad u baladhan oo dhinacayda...

Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool, Diyaargarowga Shacabka iyo Duruufaha Ku Xeeran…! Qalinkii: Mohamed Gacayte

Bilawgii Sanadkan 2016, Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay guud ahaan Dalka Somaliland ka bilaabeen Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Doorashooyinka soo socda. Gobolka Sool oo ah kii...

Fahanka Qaaciidada “We & Them” Iyo Saamaynteedaba Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed Fure

HargeisaPress —Aduunka waxay reer galbeedku ku fasiraan “We,& Them” Inaga iyo iyaga oo macnaheedu tahay “We (Western countries)Aduunka koowaad, iyo Them( The third world...

Hambalyo Ku Socota Maareeyaha Cusub Ee Dekeda Berbera By: Guled Iman Mohamed

Aniga oo ah Guled Iman Mohamed waxan  hambalyo u dirayaa  Maareeyaha Dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland. Mudane, Axmed Yuusuf Dirir ee Xalay Madaxweyne Siilaanyo...

Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka (International World Youth Day 2016): Caqabadaha Dhalinyaradeena Haysta ee Mudan...

Waxaa loo dabaal degayaa Maalinta Dhalinyarada aduunka:  Hadaba Arinta Muhiim Ka ahi Waxaa Weeye Maxaa Mushaakilaad Haysta Dhalinyarada ee Ubaahan In La Dul Istaago,...

Aniga oo ah Xildhibaan Bidhi Waxaan Ku Diirsaday Guushii Ardayda Reer Togdheer Ay Ka...

“40-ka arday ee ugu Sareeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland inay Reer Togdheer ku guulaysteen 34 Kaalmood waa dhacdo lagu diirsaday”   Anniga oo ah Xildhibaan...

Latest News