Dameer Malab Sidaa Malab Muxuu Ka Yaqaan “Fadlan Waqti Yar Sii Akhri And Discuss”...

Noloshaaba geeddiyoo,gedgedoonka ku caan ahe, hadaan waagii baryaa bildhaan iyo iftiin ku tusin hadaan aqoontu ku farin saadaasha maqan doon,baroorta mar uun ka guur...

Ogaysiis ku Socda Jaaliyada Somaliland ee reer Bristol. UK

Jaaliyada reer Bristol ee Dalka UK oo ah Hormuudka Jaaliyadaha Somaliland ayaa si weyn ugu diyaar garowday soo Dhawaynta Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane...

Kulmiye Miyuu Is Iibiyay?Waxa Qorey Ubax Siciid Cabdule.

Xisbiyada siyaasadu waa salaanka laga fuulo kursiga laga hago qaranka , marka ay koox siyaasiyiin ah oo isku mabda’ah ay isu bahaystaan aasaasida xisbi...

Go’aanka Maxkamadda Sare Faysal Iyo Jamaal Iyamuu Waa’ San U Bariyey?

Go'aannada maxkamadduhu inta badan siyaasadda ay ka soo saarraan waxa ay noqdaan kuwa lagu kala calaf-qaado oo soo af-jara khilaafka dhinacyada doodda sharciga ahi...

Ogeysiis: Shirka Beesha Xasan Axmed (Reer Saalax) Ka tirsan Beelweynta Gaashaanbuur Axmed Faarax uga...

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Beesha Xasan Axmed (reer Saalax) Ka tirsan Beelweynta Gaashaanbuur Axmed Faarax ee degan qaaradaha Dunida sida Yurub, Amerika, Australia iyo...

DHAGAYSIGII MAXKAMADDA SARE EE DACWADA UCID IYO MARAG-FURKII FAYSAL CALI WARAABE…!

Kadib markii ay Maxkmadda sare ee Dastuuriga ahi, gudo gashay dhegeysiga Racfaanle Faysal Cali Waraabe, oo ka biyo diiday go,aankii hore ee Guddida Diiwaangelintu...

Labaa isku Kay saarmi waayay – Qore : Ahmed Maax Hassan

Tan iyo markii aana ka baxanay midnimadii lagu raadinayay 5 somaliyeed ee lagu hungoobay,  Somaliland oo burbur dad iyo duunyo aanay mutaysan taliskii axmaqa...

XISBI DACWAD KA DHAN AH GOLLAYAASHA QARANKA MA U GUDBIN KARAA MAXKAMADDA SARE EE...

Xisbiga Waddani maanta ayuu dacwad ka dhan ah doorashada la kala qaaday u gudbiyey Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah. xisbigu dacwadda uu gudbinnayo kama...

Dalka Ugu Nasiibka Darran Adduunka Qallinkii: Deeq Yusuf Ducaale Sed (Deeq Shugri)

Standleyville waa magacii hore ee magaladdan aan daganahay ee Kisangani, magacani oo ka imid biyo mareenkii daahfurey qarnigii 19 aad dalka Kongo oo la...

ROODA AXMED: Beentu waa calaamadaha MUNAAFAQA, oo hoygiisu yahay NAAR

salaan ka dib, waxaan aad ula yaabay muuqaal gabadh la yidhaahdo Rooda Axmed Yaasiin (sheegata xil aanay ummada iyo xisbiga UCID u hayn) iyo...

Latest News