Qisooyin Ku Saabsan Mucamar Al Qaddaafi (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress—Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah qaab dhaqameedadii siyaasadeed iyo kuwii bulsho ee uu lahaa Madaxweynahii hore ee Liibiya...

Heestii aad 2017 Sugayseen Waa tan! Ereyada Sakariye Awaare, Laxanka Labsalah iyo Luuqda Cabdi-Hani…

0
Dhooleey kalgacaylku wuu igu dhibcoo, Dharaarahan waan is dhalan-rogayoo, Jacayl dhab ah baa i dhabanaanshoo, Dheehiyo midabkaagu waa dhalanoo, Dhabeel waxaad tahay dhammaystiranoo, Ku dheggan dhaqankii runta ahaa! Haweenka dhammaan...

Hubka Keliya ee Maraykanku Ka Werweraan Yaase ku Ridi kara? (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Sanadkii 2014 ayay ahayd markii Dr Petter Pray  madaxa fulinta ee golaha amniga gudaha iyo ka qaranka ee dalka Maraykanka uu sheegay in...

RUN BAA RUN DHASHA E, HA LOO RIYAAQO WANAAGGA.

0
Waxa ay ahayd habeen kulamo dhaadheer, talooyin wax toosiya oo tusaale badan koobsatay la soo gunaannaday. Murrashaxiinta Kulmiye, hoggaanka xisbiga iyo xukuumadda intaba aannu...

Arrin Iga Yaabiyey! Qalinkii: Cabdishakuur X. Muxumed (Heersare)

0
Waxa dhawaan i soo gaadhay in idaacadda qaranka Somaliland ee Radio Hargeysa laga sii daayey codad mid ka mid ah baraha bulshada gaar ahaan...

Hal Milion oo Xasharaad ah ayaa Ku Nool sariirtaada (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu leeyahay qorshe uga degsan hawl maalmeedkiisa caadiga ah waana arrin aynu ku kala duwan nahay,...

Miyeynu sugnaa inta Warbaahinta Indhow-aragtu ka abuurayso Somaliland xasuuqii RWANDA oo kale?

0
Bishan December waxaynu ku soo jirnay dhirbaaxadii ugu xumayd ee hogaamiyeyaasha   xisbiyadeenu soo gaadhsiiyaan bulshadeena, oo dal iyo dad la tacaalaysa dhibaatooyinka abaarahu iyo...

“WASIR INA XASHI “BICIIDE MA GEYO HOGGAANKA XISBIGA kulmiye”

0
Wasiirka Madaxtooyada JSL Maxamuud Xaashi waxa afkiisa laga hayaa oon qarsoodi ahayn inuu yidhi;Biciide ma geyo kursi madaxweyne,aniguse hanbaan leeyahay  kana hadhimaayo ilaa, aan...

FARRIIN KU SOCOTA XISBIYADA QARANKA Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

0
Maalmahan waxa xoogaystay dagaalka afka ah ee ay xisbiyadu isku qaadayaan iyo borobagaandhada siyaasiga ah ee la isku marinayo warbaahintaee la socota xummadda doorashada....

Nolol La Xasuusto Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 7aad

0
“Things fall apart, the centre cannot hold;” The best lack all conviction, while the worst Are full of passionate intensity” William Butler Yeats La kala daaday udub-dhexaadkii Xejin-waa Hal-doorkii Oo...