ali Aareeyow Waysadaad la Da’a tahaye ma waxaad isku haysataa saqiir aan waba laga...

0
Asalaama calaykum dhamaan bulshawaynta reer Somaliland, waxaan maalmahan danbe aan arkaayay xildhibaano aad is odhanayso malaha magaca xildhibaanimo oo kaliya ayay sitaan, oo ma...

Hambalyo Aroos Wacan: Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u Dirayaan Cabdiraxmaan Axmed Faarax...

0
HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

Wasiirka Arimaha Guduhu Waa Shakhsi Ku Sifoobay Hawl Kar Nimo Iyo Caadcad Wasiir Yaasiin...

0
Marka hore waxaan salaamaya guud ahana warbaaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland, sida fiican ee ay aaraada dadwaynaha u soo bandhigaan una...

Ila Dhugo: “Abaaloow Ku Gudiwaayay…”

0
Waa qiso waaqici ah oo aan ka qoray mar aan raashin u qaybinayay dad masaakiin ah. "We never know the love of a parent till...

“Maa Muuseba (Madaxwaynaha) Loo Sheego Maxaa Gaadhigaygan Ku Daba Dhigay” Qalinkii: Sacad Food-Cade.

0
Waxay ahayd abaaro 7pm sheekadani waxay dhaxmartay laba nin oo aan is Aqoon is garanayn waxay kala bacaysnaayeen mudo dhawr habeeno ah oo isku...

Weynu Karnaa (We Can) Waa Fariinta Madaxweynaha Somaliland

0
Hogaamiye kasta wuxu la yimada aragti siyaasadeed iyo falsafad u gaar ah oo uu ku hago ama ku hawl galiyo dadkiisa si u dalka...

Bulshada Somaliland Sinaba Wax Looma yeeli karo Diinteeda iyo dhaqankeeda

0
Sida la wada ogsoonyahay Hilaadda qarnigii 18aad dabayaaqadiisii oo ku taariikhaysan 1874-1884kii, waxa Somaliland yimid dawlad ingiriis ah, ingiriiskaasi wuxu carriga somaliland joogay ku...

Si Aan Turxaan Lahayn Ha Loola Xisaabtamo Guddida Heer Qaran Ee Covid-19 iyo Dowladda...

0
Waxa aan jecelahay in aan si kooban uga faaloodo deeqaha kala duwan ee isugu jira lacagta kaashka ah iyo qalabka caafimaad ee ilaa hadda...

Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka...

0
Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn...

TACSI loo diray: Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland

0
Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka JSL ee Faransiiska...