Cabdicasiis Samaale Oo Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay

0
1578

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay Doorashadii Dalka ka dhacday badhtamihii bishan November, waxaanu Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan-Saylici.

Cabdicasiis Samaale oo ahaa Guddoomiyihii Guddigii soo xushay Muraaqibiintii Xisbiga KULMIYE ee doorashada, ayaa Wareysi uu siiyey Telefiishanka Eryal Maanta wuxuu hambalyo iyo duco u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Shacabku doorteen.

LEAVE A REPLY