Istanbul,(HargeisaPress) –Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkey lagu soo bandhigay buuga laga qoray taariikhda iyo hal-curintiisa warbaahineed ee ALLE ha u naxariistee weriyihii rug cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke.
Waxana munaasibadaas ka soo qaybgalay wasir ku xigeenka warfafinta Somaliland Mahamed Muuse Abees, guddomiyasha jaaliyadaha Soomalida iyo ardayda iyo fanaaniin ay ka mid yihin Abdirisaq Alteso iyo Xaamud Ubax, qora Baashe iyo qoreyaal kale.
Halkan Ka Daawo warkaa
Bandhigga Buugga “CODKARKII CAANKA AHAA” oo laga qoray Alle haw naxariisto e, Axmed Xasan ‘Cawke’, oo u qoray Mustafe Magaallo.
Qoraaga Buugga mustafe ayaa si faahfahsan uga warbixiyay, Sidoo kale waxaa munaasibadaas joogay suxufiyin waaweyn iyo ganacsatada Soomalida ee degan dalka Turkey.
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO
HargeisaPress.com/Hargaysa Office