Boqor Axmed Iimaan Oo Ka Hadlay 2-da Qoys Ee Isku Haysta Fanaannada Nimco Yasiin

0
1573

Hargaysa (Hargeisa Press): Boqor Axmed Iimaan, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay muranka labadda qoys ee isku haysta dhalasho ahaan fanaandda Nimco Yaasiin Carraale.

Arrintaasoo  maalmahan si aadda la iskula dhexmaray hadal haynteedda baraha bulshadda ee Internet-ka, isla markaana la soo geliyay hadallo ay labadda qoys mid waliba isagu sheeganayo fanaanadda.

Boqor Axmed Iimaan, ayaa sheegay in laga wanaagsan yahay in iyadoo fanaanadu muddo dheer qoyskii ay ka soo tirsanayd ay hadana dhawr iyo toban sanadood ka hor ku dhawaaqday in ay ka soo jeedo qoys kale.

Halkan Ka Daawo Hadalka Boqor Axmed Iimaan:

Hargeisa Press

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here