Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Abees

0
1180

Hargaysa (Hargeisa Press): Ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga abwaan Abees oo xalay ay ciidamadu ku xidheen magaaladda Hargaysa iyo hadalo deel-qaaf ay ku tilmaameen oo ay maalmahan dadka qaar u jeediyeen.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Somaliland C/raxmaan Liibaan Fooxle, iyo afhayeenka booliska Faysal Xiis Cilmi,  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargaysa ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doonin canbaarayn loo jeedinayo booliska.

Halkan Ka Daawo Hadalka Fooxle:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here