Bandhig Faneed Lacag loogu Ururinayey Abaarta Somaliland Ka Jirta oo Lagu Qabtay Dalka Sweden + Fanaaniinta Nuur Daalacay iyo Sir Maxamud oo Kasoo Qeyb Galay

0
1424

Stockholm, (HargeisaPress) —Bandhig Faneed Lacag loogu Ururinayey Abaarta Somaliland Ka Jirta oo Lagu Qabtay Magaalada Stockholm Ee Dalka Sweden. Bandhig faneedkan oo ay soo abaabuleen Dallada guud ee Jaaliyadaha Somaliland ee dalka Sweden ayaa waxaa kasoo qeyb galay  Fanaaniinta Nuur Daalacay ,Sir Maxamud Cumar Yare , Cali Dhaanto ,Super Khalid iyo qaar kale oo badan.

Bandhig Faneedkaasi oo laga ururiyay lacag ka badan $ 30,000, Safiirka Somaliland Ee Sweden Amb Zakariye ayaa uga mahad celiyay Fanaaninta ka qayb qadtay iyo Jaaliyadda Somaliland ee dalka Sweden.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here