Bahda Hargeisapress . Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Ilma Jama Mohamed ( Afdiinle) Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Hooyo Xaliimo Abdi ( Xaraabo )

0
1173

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

 

Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan, ILMA JAMA MOHAMED ( AFDIINLE) geerida naxdinta leh ee ku timid Hooyo Xaliimo Abdi ( Xaraabo ) oo galabta lagu aasay Magaalada Hargaysa, Illaahay Naxariistii Jano haka Waraabiyo Marxuumada eheladii,Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka tageyna Samir iyo iimaan illaahay haka Siiyo.. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo..

 

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here