Bahda HargeisaPress oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraysa Qoyskii iyo Bahda HCTV ee uu ka Baxay Wariye Marxuum Maxamed Daa,uud Ibraahin

0
953

HargeisaPress  —  Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Bahda Warbaahinta Somaliland ee uu ka Baxay Wariye Maxamed Daa,uud Ibraahin oo Galabta ku Geeriyooday Shil Baaruur Duleedka Magaalada Hargeysa, Waxaanu alle uga Baryaynaa inuu Naxariistii Janno ka Waraabiyo,  Ehaladii uu ka Baxayna Samir iyo iimaan Saadiqa ka Siiyo.. Aamiin.. Aamiin.. Aamiin

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here