Badhasaabkii hore ee Gobolka Gabiley Oo Ka Daareen Caliyay Xilka Loo Magcaabay

0
1016
Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise

Hargeysa, (HargeisaPress) — Badhasaabkii hore ee Gobolka Gabiley oo caawa Madaxweyne siilaanyo u magacaabay Badhasaabka Gobolka Sool Md. Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-shiine), ayaa ka dareen celiyay,wuxuuna uga mahad celiyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka uu u magcaabay. ee Gobolka Sool.

 

“Waa Xil la mid ah kan hayay,  Waanan soo dhawaynayaa,  waxaanan u arkaa in Madaxweyne Siilaanyo uu ii carbinaayo siyaasada, ayuu yidhi Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-shiine), oo caawa HargeisaPress wax ka waydiisay badalka lagu sameeyay.

 

Masuulkan cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u magcaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool, ayaa hore xilal uga soo qabtay Xukuumada Madaxweyne siilaanyo, gaar ahaan Gobolka gabiley oo u imika ahaa iyo Maareeyaha ku xigeenka  Madbacadda Qaranka.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here