Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Shir la Yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baligubadle

0
1161

Bali-gubadle ,(HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa  Maanta Xafiiskiisa Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Shir kula Yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baligubadle.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here