Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Isuduwayaasha Laamaha kala Duwan Ee Gobolka Gabiley + SAWIRRO

0
1014

Gabiley, (HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Deeqsame ayaa saaka subaxnimadii la qaatay shir ka mid ah shirarkiisa caadiga ahaa ee uu la qaadan jiray Isuduwayaasha Laamaha Dawlada Ee Gobolka  Gabiley .

 

Shirkan oo uu hogaaminayey badhasaabka gobalka gabiley hamse mahamed Cabdilaahi iyo badhasaabka kuxigeenka ayaa ahaa mid la xidhiidha shaqada ay isuduwayaashu u hayaan qaranka isla markaana la gorfeeya baahida kolba wixii soo kordha ee ay mihiim tahay in wax laga qabto iyo baahida bulshadu ay ubaahantahay adeegooda waxqabad ee xukuumadauga baahin yihiiin uu gadhwadeenka ka yahay madaxwaynaha qaranku mudane axmed maxamed maxamuud siilanyo inay wax ka qabato hadaba ayaa waxa lagaga wado Hadley xoojinta iyo xidhiidhka bulshadu loo baahan yahay in la ogaado baahiyaha ay u qabaan wasaarad walba isla markaana haddii ay wax ka dhimanyihiin lagu kordhiyo si loo dhamaystiro adeega bulshada gobalka gabiley.

 

Hadaba waxa madashan ka dhex muuqdey dhamaan isuduwaaysha wasaaradaha gobalka gabiley sidoo kale waxa ka iyaguna hadalo kala duwan kazoo jeediyay qaar ka mid isuduwaasha wasaaradaha isla markaana dhiiban fikirkooda shaqo iyo waxa dhiman haday tahay ururada bulshada iyo hayada la shaqeeya wasaaradaha ay shaqada u hayaaan.

 

Ugu horayn waxa halkaasi ka Hadley badhasaaabka gobalka gabiley hamse mahamed c/laahi isla markaana fariiin xambaarsan dadaal iyo gubaabo la qaatay isuduwaasha inay kordhiyaana shaqada ay uhayaaan qaranka iyo bulshada kala duwan ee reer gabiley iyo siyaasada xisbiga kulmiye ee gobalka gabiley sidoo kale waxa ubadhasaabka sheegay in ay ka qayb qaatan xidhiidhka iyo xoojinta bulshada reer gabiley oo aanay magic uun la joogin gobalka gabiley ee ka qayb qaatan hawl kasta oo siyaasada xisbiga kulmiye ah. Madaama dalku marayo xaalad loo baahan yahay in laga shaqeeyo isku duubnaanta bulshada .

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY