Badhasaabka Gabiley Iyo Maayerka oo Xadhiga Ka Jaray Mont Hutel Oo ah Hutel Casriya Oo Laga Hirgaliyey Gabiley..

0
926

Gabiley, (HargeisaPress) — Badhasaabka Gabiley Iyo Maayerka Magaalada ayaa Xadhiga Ka Jaray Mont Almis iskuguna Jira Cunto iyo Hurdo oo Laga Hirgaliyay Magalada Gabiley. Hotelka Cusub Mont Oo ah Hutel Casriya Oo Laga Hirgaliyey Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here