Badhasaabka Awdal Oo Si Adag U Durey Masuul Ka Tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland

0
999

Boorama, (HargeisaPress) — Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa si adag u durey masuul ka tirsan Komishanka qaranka Somaliland oo ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay wasiiro,xildhibaano iyo maamulka gobolka Awdal.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY