Ayaan Darada Xisbiga Wadani Haysataa Waa Qabyaaladuu Adhaxda Kaga Jabay Lagamana Yaabo Inuu Kasoo Kaco By: Abdi Sugaal Jibriil

0
1046
Ayaan darada xisbiga wadani iyo dareenka shacabka somaliland ayka qabaan gudoomiyaha xisbiga wadani sideetan xilibaan nin maamuli kari waayay dalka Maamuli kari maayo, shalay ayaay ahayd markii uu madax waynaha ku til maamay shakhsi cada yidhina waan katuurayna madaxwaynaha cadkaa meesha haday cidi cad tahay isaga ayaa cada waa Cabdiraxmaan Ciro.
Xisbiga wadani ayaa mahan danbe waxa uu cadaystay cayda xukumada kulmiye waxa kale oo aan arkaayay rag ay kamid yihiin Siciid Sulub Maxamed oo sida dumarka wax ucaayaya asaga waxaygaga filan haday riyo daba leeyihiin waxay ku qarsan lahaayeen dabadooda waxan usheegaya gudoomiye ciro inaanu lugoyn hinda jaamac xirsi amina saado iyo cidaan waxba uhayn waxa kaloo aan usheegaya xisbiga wadani inay iska daayan yooyootanka iyo xagxagashada xad dhaafka ah oo ay sugaan waalaqabanayaa dorashadii qolada wadani intaa ayaan ku dhaafaya waxan baaq usoo jeedinayaa xukumada somaliland hadaanu nahay shacbiga somaliland waanu taageersanahay xukumada somaliland iyo wax qabadkeeda waxanu balan ugu qaadauynaa xukumada inaanu sindoono codkayagoo hagr laana xisbiga kulmiyena waxaan usheegaya inay hawlahooda qabtaan baraarujiyaana shacbiga aadka ujecel si ay isu xoog waraystaan iyaga iyo shacbigu.
Maqaalkani waxa uu inoo ahaan doona mid taxana ah.
By: Abdi Sugaal Jibriil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here