Askari Booliska Somaliland ka tirsan oo weeraray Suxufiyiin ka hawlgala Horn Cable TV

0
1208

Hargeysa,(HargeisaPress) —Shaqaale ka tirsan telefiishanka Horn Cable oo warbixin ka soo diyaarinayay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland weerar ku qaaday isagoona hawl wadeenadaasi u gaystay jidh dil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here