Arsenal Oo Laga Yaabo In Ay Sanadka Ka Hadho Champions league.

0
1064

Arsenal 43Kooxda England ee Arsenal ayaa khatar ugu jirta iney u soo bixi waydo wareega Guruubyada Champions league maadaama ay ku dhacday kulanka Isreeb reebka play-off-ka kooxo waa weyn. Isku Aadka play-off-ka Champions league ayaa waxaa la sameyn doonaa maalinta Jimcaha ee soo socota. Gunners kooxaha Culus ee qoorta ay isu gali doonaan waxaa kamid ah Athletic Bilbao, Besiktas ama Lille .

Waa kuwan 10-koox oo Arsenal ay isku soo aadi karaan maalinta Jimcaha. Athletic Bilbao (ESP) 54.542 – (if unseeded) Lille (FRA) 45.300 FC Copenhagen (DEN) 45.260 Standard Liege (BEL) 38.260 Besiktaş (TUR) 32.840 Dnipro (UKR) 32.193 Panathinaikos (GRE) 30.220 Feyenoord (HOL) 13.362 Grasshoppers (SUI) 9.645 AEL Limassol (CYP) 7.650

Mo ali Sheikh – HargeisaPress Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here