Arday u dhashay Somaliland oo warbaahinta carabta kasoo muuqday oo xoog u difaacay Madaxbanaanida Jamhuuriyada

0
2272

Hargaysa-(Hargeisapress) Arday u dhashay Somaliland oo warbaahinta carabta kasoo muuqday oo xoog u difaacay Madaxbanaanida Jamhuuriyada wuxuu si bisil ugu adkaystay dadka reer somaliland inay xaq uleeyihiin inay helaan rabitaankooda dawlad madaxbanaan oo aduunka laga aqoonsan yahay.

Wiilkan da’da yari wuxuu ka yimid oo wax kusoo bartay Dalka UK wuxuuna fasax ku joogay dalka emarites wuxuu wiilkani waydiin badan kaga timid koox warbaahineed oo jecel dad ehel ahaan isu dhaw in aanay kala guin balse wuxuu wiilkani fahansiiyay in dadwaynaha carbeed ee aduunka ku nooli leeyihiin dawlado kala duwan iyagoo isir ahaan isu carab ah sidoo kale in somalidu la mid tahay somaliland na tahay dawladdaha isirka soomaaliyeed balse siyaasad ahaan danteeda gaar u raadsanaysa si ay waxtar ugu noqoto qofkasta oo soomaali ah ba.

Daawo Video-gan

Diyaariye: Ahmedyasin Sh cumar Ahmed Furre

 

LEAVE A REPLY