Akhriso Go’aano Ay Soo Saareen Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland

0
1030

Hargeysa ,(HargeisaPress) Guddida joogtadda ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa diiday dalab  uga yimid xeer ilaalinta qaranka inay xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ciidamadda boolisku xabsiga u taxaabeen.

Sidoo kale, waxay sharci daro ku tilmaameen xadhiga xildhibaanka, isla markaana waxay xaaraantimeeyey in xildhibaan aan faldambiyeed faraha kula jirin oo xasaanadii qaranka huwan in la xidho, waxa kale oo ay hambalyeeyeen maxkamaddaha dalka oo sheegay in aanay qaadi Karin dacwada xildhibaan aan xasaanadii laga qaadin iyo in aanay xadhigiisa xalaalayn Karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here