Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Iyo Agaasimaha Cusub Oo Xilkii La Kala Wareegay + SAWIRRO

0
741

Hargaysa (HargeisaPress) – Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiya Somaliland ayaa xilkii u kala wareejiyay Agaasimihii Hore ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Maxamed Aadan ilkacase iyo Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne biixi usoo Magacaabay Wasaarada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDII XAFLADDA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here