Afkaaga ugu haboon wax loo maro hilinka guusha

0
1375

Afkaaga ugu haboon wax loo maro hilinka guusha Maansadan waxaa tiriyay Abwaanka da’da yar ee Cabdiraxmaan Abees Aniga Ahmedyasin ahaan waan ku raaxaystaa maansooyinkiisa waxaanu nahay saaxiibo sheeko wadaag ah caways-yo badana wada jooga  habeenkii wuxuu cunaa maskaxda waxaad is oranaysaa talow halkeebuu wax ka eegayaa halbeeg noocee ah buu isu dharariyaa waa nin diran oo maraya sunaha wanaagsan ee nabigu csw inooga tagay oo ah in dadka la baraarujiyo loo shaqeeyo wax loo sheego Abwaan abees Suugaantiisu makala dhacaan midba takale ayay kasii yaab badan tahay bal inyar indhaha iyo dhagahaba na amaanaysii

Hubsiimo haday hal tahay

Ogaanshiyo na waa horweyne

 

Tifatiraha guud ee Hargeisapress

Ahmedyasin sh cumar ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here