Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Si Adag Uga Hadlay Siyaasadd Xumada Dalka Ka Jirta Gabay Duraya Siyaasadaha Gurracan Ee Waqtigan Taaganna Ibo Furey+Magaca Maansada

0
1910

Hargeysa, (HargeisaPress) — Yuusuf Shaacir oo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,waxaana uu abwaan Yuusuf Shaacir ibo furey gabayo duraya siyaasadaha gurracan ee wakhtigan taagan,sidoo kalena abwaanku waxa uu badka soo dhigay dhibaatooyinka Somaliland ka jira.

LEAVE A REPLY