Hambalyo Meher Wacan Dr. abdilaahi Maxamed Boodle & Marwadiisa Aasiya ibraahim + SAWIRRO

0
1104

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan.
……………………………………………………………………………………………………….

Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Sakariye Xasan Raage( Sudaysi)iyo xaaskiisa,Axmed Cali boodhleGalaal.Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka.

Dr. abdilaahi Maxamed Boodle & Marwadiisa Aasiya ibraahim

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa maanta 15 March . Waxaanay leeyihiin noqda Qoyskii Ubad khayrle kala hela,nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here