Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maxamed Bk

0
1051

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress.com, Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan iyo Cumar C/Risaaq Cali.waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Maxamed Siciid Cabdi Bk iyo walaashi Ayaan oo Aabahood Siciid Cabdi xasan Xalay ku geeriyoodey magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, waxaannu Ilaahay uga baryaynayaa inuu naxariistii janno geeyo, samir iyo iimaana inaga siiyo dhammaanteen.

—————————————————————————

Sacad, kaltun, fardus Mohamed, Koos iyo Xubnaha Ururka Xiddigaha Geesku waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Maxamed Siciid Cabdi Bk iyo walaashi Ayaan oo Aabahood Siciid Cabdi xasan Xalay ku geeriyoodey magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, waxaannu Ilaahay uga baryaynayaa inuu naxariistii janno geeyo, samir iyo iimaana inaga siiyo dhammaanteen.

01 Xassan Saleebaan Dhuxul “Laabsaalax”.

02 Axmed-Wali Ibraahin Furinle.

03 Mursal Muuse Cumar

04 Maxamed Axmed Bakaal Ciro.

06 Yuusuf Aadan Axmed Jeego.

07 Nimcaan Cabdiraxmaan Hassan “Hilaac”.

08 Yurub Maxmed Cabdi Geenyo.

09 Ifraax Axmed Ciise “Hargaysa”.

10 Asma Axmed Ismaaciil “Asma Love”.

11-Xamda Cabdi Kiinaal “Queen”.

12 Ifraax Maxamed Shugri “Ifraax Toolmoon”.

13 Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi Oday”.

14 Cabdihani Xaashi Cabdilaahi.

15 Khadra Cabdi Sinimoo

16 Maxamed Siciid Cabdilaahi “Xarago”.

17 Abokor Axmed Sh Aadan “Diino”.

18 Mustafe Saleebaan.

19 Maxamed Miyir Xaaji.

20 Cabdirisaaq Xaamud Caydiid “Jaylaani”.

20 C/xakiin Cabdilaahi Jibriil Qiiq

21 Sidiiq Maxamed burmad

22 Sidiiq Maxamuud Gahayr

23- Jamaal Liibaan

24- Cabdi Ismaaciil Siciid (Biso)

25- Caydaruus Ismaaciil Cabdi

26- Hodan Cabdiraxmaan Dheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here